Dhamaadka (footer)
Baraayfasigaaga (your privacy):
Waxaan si dhab ah u qaadanaynaa sirtaada. Waxaa muhiim ah in la ogaado in aysan jiri doonin diiwaan cabashadaada oo ku lifaaqan shaxda caafimaadka macaamilka. Dhammaan ra'yi-celinta waxaa loola dhaqmaa si qarsoodi ah. Dhammaan cabashooyinka waa la baadhi doonaa waxaana dhammaan bogaadinta iyo soo jeedinta loo gudbin doonaa shaqaalaha ay khusayso iyo kormeerayaashooda. Muuqaalo iyo cajalado maqal ah ayaa lala wadaagi doonaa adeega/waaxda ay khusayso.
Macluumaad dheeraad ah:
Jawaab celinta Caafimaadka Metro South
W:
www.metrosouth.health.qld.gov.au/get-involved/give-us-feedback
Adeegyada Qareennada ee ay bixiso dawladda Queensland ee dadka naafada ah
Taageerada u doodista | Dadka naafada ah | Dowladda Queensland (
www.qld.gov.au)
Jaartarka Australia ee Xuquuqda Daryeelka Caafimaadka (Australian Charter of Healthcare Rights)
W:
www.safetyandquality.gov.au/national-priorities/charter-of-healthcare-ri...